Qeexid
(-iyo, m.l/dh) Meel dhirtu ku badantahay; jiq.
(-iyo, m.l/dh) Meel dhirtu ku badantahay; jiq.
magac / noun
Lab / masculine
m.l.kh
Qeexid: H. ah: qof gaaban, caato ah oo tabardaran.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Qof hinnig ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.u
Qeexid: Xasharaad afar baal iyo oogo xaadi ku taagtaagantahay leh oo malabka samaysa.
Qeexid Xigta: Abuur; firi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg hinnigsan. ld hinnigsaanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Neef si xoog leh dhuunta dadka u soo marta oo qaarka sare dhaqaajisa. ld higgo1, hungo (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax taageero yar oo kicin kara, ama dhaqaajin kara siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax culus in yar kor u qaadid.
Qeexid Xigta: Culays weyn qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -qaday, -qatay
Qeexid: Kicid u hollasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Cillaan. ld xinne.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Sicir; qiime.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-iyo, m.dh) Godka shinnidu ku hoyato.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -gaday, -gatay
Qeexid: ld hingoo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Ilwaad; bilic.
Qeexid Xigta: (-iyo, m.dh) ld jin 1 (1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Naag jinni ah oo la aaminsanyahay in ay ku nooshahay meelaha biyuhu ku jiraan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Wax cusub oo aan hore u jirin abuurid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld hengel1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Higgo sii deyn. ld higgo2, higgoo, hingo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg hinji. ld hinjis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld hinjin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Masayr dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]