Qeexid
"H. ah: qof gaaban, caato ah oo tabardaran."
"H. ah: qof gaaban, caato ah oo tabardaran."
Wadaag:
Wax culus in yar kor u qaadid.
Culays weyn qaadid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax taageero yar oo kicin kara, ama dhaqaajin kara siin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Xidh, hawd, juq, jiq iwm oo marka la dhex maro, dadka iyo xoolaha maqaarkooda dhibaato soo gaarsiiya.
m.dh
Wadaag: