Qeexid
"Qof aad u jirran cod weyn soo saarid."
Qeexid Xigta
Libaax ciyid. ld hiinraag2.
[-gay, -gtay]
hinraag2 ay
hinraag2 tay
f.mg1"Qof aad u jirran cod weyn soo saarid."
Libaax ciyid. ld hiinraag2.
Wadaag:
Wax meel tuuran noqosho (alaab). ld hinraag2.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Cod weyn oo qof aad u jirran ka so baxa.
Cida libaaxa. ld hiinraag1.
m.l
Wadaag:
(-cyo, m.dh) Qof si fudud u rumaysta hadallada naca iyo diradiruhu ku jiro.
m.l
Wadaag:
Wax baaba' ka dhigid. ld halaaji, hallig2.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Wax sidii laga rabay noqosho.
Ka h.: wax ama meel ka tegid.
Ku h.: wax, ama meel si toos ah u abbaarid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag: