Qeexid
"eeg hinraag2."
"eeg hinraag2."
Wadaag:
Qof aad u jirran cod weyn soo saarid.
Libaax ciyid. ld hiinraag2.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Cod weyn oo qof aad u jirran ka so baxa.
Cida libaaxa. ld hiinraag1.
m.l
Wadaag:
Wax meel tuuran noqosho (alaab). ld hinraag2.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
ld halligmid.
ld halaag1 (2), halaajin, halaajis, hallig1, hallig halaagmid m.f.dh eeg halaagan1. ld halligmid.
m.f.dh
Wadaag:
(-cyo, m.dh) Qof si fudud u rumaysta hadallada naca iyo diradiruhu ku jiro.
m.l
Wadaag: