"(-yo, m.dh) ld hintifay."
Wadaag:
(-yo, m.dh) Nooc dhurwaaga ka mid ah oo gaagaaban, madax buuran oo geela iyo xoolaha kaleba laaya. ld hintifaay.
m.l
Ku i.: wax, waxtarkiisa ku dhaqmid.
f.mg1
-cay, -cday
Waxtar.
ld intifaacid.
Wax intifaac ka helid.
f.g3
-saday, -satay
ld intifaac1 (2).
m.f.dh
ld hantaaqo.
m.dh
ld hantaaqoo.
f.mg3
-ooday, -ootay
ld hantaaqee.
f.g2
-qeeyay, -qeysay
ld hantaaqayn.
ld hantaaqood.