Qeexid
"Neeftuur xooluhu sameeyaan marka ay qorrax kulul qabato. ld haraahir1, haraanhir1, hiraanhir1."
"Neeftuur xooluhu sameeyaan marka ay qorrax kulul qabato. ld haraahir1, haraanhir1, hiraanhir1."
Wadaag:
Nafley qorrax kulul qabatay neeftuur samayn. ld haraahir2, haraanhir2, hiraanhir2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dhaqdhaqaaq biyaha baddu sameeyaan o heerkoodu kor iyo hoos ugu kaco.
Muuqaal fog ee caad, bad, buuro iwm ah.
Mowjadaha hawada ee baahiya codadka iyo muuqaallada; mowjad.
m.l
Wadaag:
Wax hiraanhir hayo ahaansho (nafley). ld haraahirsan, haraanhirsan, hiraan-hirsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Saacadaha dambe ee habeenka inta aan waagu beryin.
Cuntada soonka ee la cuno habeenka saacadihiisa dambe inta aan waagu beryin.
m.dh
Wadaag:
eeg hiraahirsan. ld haraahirsanaan, haraahirsanaansho, haraanhirsanaan
m.f.dh
Wadaag:
(dii.) Aan najaso lahayn; nadiif.
Sida muuqata ama muqaalka guud.
m.l
Wadaag:
Biyo fadhiya dhaqdhaqaaq yar samayn.
Balli, war, weel iwm biyo ka buuxsamid. ld haraaci2.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Habeenka qaybtiisa dambe intaysan qorraxdu soo bixin.
m.l
Wadaag: