Qeexid
"ld hiraahir2."
[-ray, -rtay]
hiraanhir2 ay
hiraanhir2 tay
f.mg1"ld hiraahir2."
Wadaag:
Nafley qorrax kulul qabatay neeftuur samayn. ld haraahir2, haraanhir2, hiraanhir2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-rar, m.l) (fiis.) Labid kaleed ee dhextaal ama dululaati. Marka uu hir socdo, garurka ayaa tamarta meel ka kexeeya, geeyana meel kale.
m.l
Wadaag:
Saacadaha dambe ee habeenka inta aan waagu beryin.
Cuntada soonka ee la cuno habeenka saacadihiisa dambe inta aan waagu beryin.
m.dh
Wadaag:
Biyo fadhiya dhaqdhaqaaq yar samayn.
Balli, war, weel iwm biyo ka buuxsamid. ld haraaci2.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Neeftuur xooluhu sameeyaan marka ay qorrax kulul qabato. ld haraahir1, haraanhir1, hiraanhir1.
m.l
Wadaag:
Habeenka qaybtiisa dambe intaysan qorraxdu soo bixin.
m.l
Wadaag: