Qeexid

"eeg hirgeli."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hirgelin oo kali ah:
  • Maanta ama xilligan la joogo suurto gal ma aha hirgelinta figradda Somaliweyn oo ah shanta (5) Somaliyeed oo la wada hoos keeno hal calan iyo hal dawlad.
  • Dadka shacabka ah way u kulmi karaan si ay uga wadahadlaan waxyaabaha iyaga muhiimka u ah, si wadajir ahna way ugu dadaali karaan siday u hirgelin lahaayeen arrimahooda.