Qeexid
"(-layaal, m.l/dh) Nooc ciyaarta sayliciga ka mid ah, laga ciyaaro aroosyada lagana dheelo xeebaha badda cas. ld hiddiwaale, hiyiwaale (2)."
"(-layaal, m.l/dh) Nooc ciyaarta sayliciga ka mid ah, laga ciyaaro aroosyada lagana dheelo xeebaha badda cas. ld hiddiwaale, hiyiwaale (2)."
Wadaag:
Kasha waxyaalo saldhig iyo xasilloonaan u diida, ku soo rida; hiyiga waala oo kiciya.
ld hirimmaale.
m.l
Wadaag:
Xidh, hawd, juq, jiq iwm oo marka la dhex maro, dadka iyo xoolaha maqaarkooda dhibaato soo gaarsiiya.
m.dh
Wadaag:
Ciyaar hiddaha iyo dhaqanka ka mid ah, laga dheelo aroosyada laga ciyaaro degmada Boosaaso iyo agagaarkeeda.
m.l
Wadaag: