Qeexid
".r Cod lagu muujiyo hirqashada. Tus. “H. ka dheh”."
".r Cod lagu muujiyo hirqashada. Tus. “H. ka dheh”."
Wadaag:
Xidh, hawd, juq, jiq iwm oo marka la dhex maro, dadka iyo xoolaha maqaarkooda dhibaato soo gaarsiiya.
m.dh
Wadaag:
Dhaqdhaqaaq biyaha baddu sameeyaan o heerkoodu kor iyo hoos ugu kaco.
Muuqaal fog ee caad, bad, buuro iwm ah.
Mowjadaha hawada ee baahiya codadka iyo muuqaallada; mowjad.
m.l
Wadaag:
(-rar, m.l) (fiis.) Labid kaleed ee dhextaal ama dululaati. Marka uu hir socdo, garurka ayaa tamarta meel ka kexeeya, geeyana meel kale.
m.l
Wadaag:
Ku h./u h.: cabsi, baahi iwm cid ula tegid si kaalmo looga helo.
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag:
.r Oohin hag-hakasho leh oo hingada u eg; feerafuglo.
m.dh.sh
Wadaag:
Qof wax ka dhergin. ld harqi (3).
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Biyo weel ka buuxsasho.
Cunto ama biyo si aad ah uga dhergid. ld harqo.
f.mg3
-qaday, -qatay
Wadaag:
Nooc ka mid ah ciyaaraha jaanta iyo jiibta leh oo dhaantada isku bahyihiin.
m.dh
Wadaag:
Qof si tabar yari ku jirto u socosho.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Nooc ciyaarta sayliciga ka mid ah, laga ciyaaro aroosyada lagana dheelo xeebaha badda cas. ld hiddiwaale, hiyiwaale (2).
m.l
Wadaag:
.r Cod ay sameeyaan xaya waanka iyo cayayaanka qaarkood. J. dheh: jiririqleyn. ld jirriq.
m.dh.sh
Wadaag: