Qeexid

"Ku h./u h.: cabsi, baahi iwm cid ula tegid si kaalmo looga helo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hiro oo kali ah:
  • Mar uu ka hadlay dagaalada socda iyo dhiiga weli daadanaya ayuu yiri: "Ha ogaado qofkii dhiiga walaalkiisa muslimka ah daadiya uusan darajo ku gaarayn aakhiro iyo adduun, isla markaana dhiiga qofka islaamka ah uu yahay xaaraan".
  • Nebi Nuux wuxuu ahaa dhowrsane runlow ah, oo Rabbi u soo direy dadkiisa inuu hanuuniyo, ugana digo cadaabka Aakhiro isagoo leh: Tolkeeyow Eebbe caabuda mana lihidiin Eebbe isaga aan ahayn waxaan idinkaga cabsanayaa cadaab maalin weyn.