Qeexid
"Dhuti. ld heeti (2)."
[-iyay, -isay]
hit yay
hit say
f.mg2"Dhuti. ld heeti (2)."
Wadaag:
Qof si tabar yari ku jirto u socosho.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
Nafley hitiq u socodsiin; luudin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Gudashada cid eed gashay laga guto.
Rogidda ceeb la iska rogo.
m.dh
Wadaag:
Cid ka aargudasho.
Qof ceeb ka rogid.
f.g2
-teeyay, -taysay
Wadaag: