Qeexid
"Qof si tabar yari ku jirto u socosho."
[-qay, -qday]
hitiq ay
hitiq day
f.mg1"Qof si tabar yari ku jirto u socosho."
Wadaag:
Nafley hitiq u socodsiin; luudin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Gudashada cid eed gashay laga guto.
Rogidda ceeb la iska rogo.
m.dh
Wadaag:
Daadashada hoore dhibic dhibic uga daato wax; hibiiriq.
ld hibitiqid.
m.l
Wadaag:
Hoore dhibic dhibic u soo dhicid.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
Cid ka aargudasho.
Qof ceeb ka rogid.
f.g2
-teeyay, -taysay
Wadaag:
.r Oohin hag-hakasho leh oo hingada u eg; feerafuglo.
m.dh.sh
Wadaag: