Qeexid
"Gudashada cid eed gashay laga guto."
Qeexid Xigta
Rogidda ceeb la iska rogo.
"Gudashada cid eed gashay laga guto."
Rogidda ceeb la iska rogo.
Wadaag:
Cid ka aargudasho.
Qof ceeb ka rogid.
f.g2
-teeyay, -taysay
Wadaag:
Qof si tabar yari ku jirto u socosho.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
Nafley hitiq u socodsiin; luudin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: