Qeexid
Shuruf.
Shuruf.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Urid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg hiwaawir2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Si aan sugnayn u muuqasho (wax).
Qeexid Xigta: Caloolyow dareemid.
Qeexid Kale: Ur xun urid (wax).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.sh
Qeexid: .r Cod weyn oo xabbado la ridayo bixiyaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Xiisaynta wax si gaar ah loo xiiseeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax halis gelin.
Qeexid Xigta: Wax dhibaato weyn u geysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Gelinta wax khatar la geliyo.
Qeexid Xigta: Dhibaato weyn oo wax loo gaysto.
Qeexid Kale: ld hawirid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Hal riman candha keenid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ro, m.l) S. ah: mindi ama bir kale oo aan wax goyn oo af-beeshay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Rididda xabbado aan dan laga lahayn la rido.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Xabbado bilaash u ridid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg hawaawir2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg hawaawiri.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-ro, m.l) Wax kasta oo la sharaysto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Haynta niyadda lagu hayo wax helitaankooda.
Qeexid Xigta: ld hawaawiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-iyay, -iday; -iyi) Wax si aad ah ugu fekerid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhaqdhaqaaq biyaha baddu sameeyaan o heerkoodu kor iyo hoos ugu kaco.
Qeexid Xigta: Muuqaal fog ee caad, bad, buuro iwm ah.
Qeexid Kale: Mowjadaha hawada ee baahiya codadka iyo muuqaallada; mowjad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Nafley bar yar oo buuralayda ku nool (ari).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-rar, m.l) (fiis.) Labid kaleed ee dhextaal ama dululaati. Marka uu hir socdo, garurka ayaa tamarta meel ka kexeeya, geeyana meel kale.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Meel dheer ka soo muuqasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]