Qeexid
"(-llo, m.dh) Duud dhagax ah, is haysta oo ku dhereran xeebaha."
"(-llo, m.dh) Duud dhagax ah, is haysta oo ku dhereran xeebaha."
Wadaag:
Welwel iyo degganaan la'aan ku dhasha qof niyadda laga rabo awgeed. ld hawakac1, niyadkac1, niyakac1.
m.l
Wadaag:
(-cay, -cday; -kici) Welwel iyo degganaan la'aan dareemid, wax niyadda laga rabo awgeed. ld hawakac2, niyadkac2, niyakac2.
f.mg1
Wadaag:
Kasha waxyaalo saldhig iyo xasilloonaan u diida, ku soo rida; hiyiga waala oo kiciya.
ld hirimmaale.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) Muuqaal meel fog laga arko oo aan la sixi karin waxa uu yahay.
m.l
Wadaag: