Qeexid
(-llo, m.dh) ld hoobal.
(-llo, m.dh) ld hoobal.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Labdhedig: -olay, -oshay
Qeexid: Wax isku dayid; tijaabin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -olay, -oshay
Qeexid: Wax xoqid.
Qeexid Xigta: Timo, dhogor iwm hoobin.
Qeexid Kale: Wax dub ka qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Kabdaha nooc ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Geed aan qodax lahayn oo miro la cuno oo macaan bixiya una eg gomoshaaga.
Qeexid Xigta: (w) Miraha geedkaas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dhul boor ah oo ay ku badantahay sarmaanta iyo qansaxa.
Qeexid Xigta: H. ah: meel cidla ciirsila' ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Meel taag ah ka daaddegid.
Qeexid Xigta: Nafley le'asho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.u
Qeexid: Daruur.
Qeexid Xigta: Sayn roob ah oo meel ka curtay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Geed abaareed, caleen ballaaran oo aan qodax lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qayb, cad.
Qeexid Xigta: Qaybaha dal u qaybsan yahay middood. ld gabal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -oolay, -ooshay
Qeexid: Harag ama saan gaashiye banbannaan u yeelid iyadoo timaha ama dhogorta laga rifayo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Gaashiyo banbannaan oo timihii ama dhogortii ka rifmeen oo ku yaal maqaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]