Qeexid

"Meel taag hoostiis ah, godan oo biyo fariisin leh."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hod oo kali ah:
  • Dadka ku sugan qeybo ka mid ah degmada Hodan oo aan sidaa uga fogeyn xerooyinka hoobiyayaasha lagu weeraray ayaa BBCda u sheegay in ay maqlayeen dhawaaqa ilaa iyo 8 hoobiye oo dhinaca xerooyinkaasi loo riday.
  • Dagaaladan ayaa ka dhacay degmooyinka Hodan iyo H/wadaag oo ay labada dhinac isku horfadhiyeen, iyadoo xoogaga Al-shabaab ay ku siqeen goobaha ay dowaldu gacanta ku hayso, qabsadayna dhowr saldhig oo ay ku suganayeen Ahlusuna iyo DF.