"Hodan ahaansho. ld hodantinnimo, hodantooyo, hodontin nimo."
Wadaag:
ld hodannimo.
m.dh
Hooyo ahaansho.
(-nno, m.dh) H. ah: qof hanti badan leh. ld hodon.
m.l.kh
Qof hanti badan leh noqosho.
Wax la dagay noqosho.
f.mg1
Ciidan ahaansho (qof).
Bidde ahaansho (qof).
(-oobay, -owday; -oobi) Qof hanti leh noqosho.
Heesaa ahaansho.
Caan ahaansho.
Rag ahaansho.
Ilmo yar rajo ahaansho. ld rajaynimo.
Laqan ahaansho.
Qaran ahaansho.
Gob ahaansho.
Xurriyad, madaxbannaan.
ld gobnimo.
ld fuleynnimo.
Hayin ahaansho.
Qumay ahaansho.
Oday ahaansho. ld odaytinnimo.
ld Habeennimo