[-iyay, -isay]
hodm yay
hodm say
"Qof hodon ka dhigid."
Wadaag:
eeg hodan2.
m.f.dh
eeg hodmi.
Qof dagid; khatalid.
f.g1
-bay, -btay
Meel taag hoostiis ah, godan oo biyo fariisin leh.
m.dh
Wax holan gelin.
f.g2
-iyay, -isay
eeg hod2.
ld hodan1.
m.l
(-nno, m.dh) H. ah: qof hanti badan leh. ld hodon.
m.l.kh
Qof hanti badan leh noqosho.
Wax la dagay noqosho.
f.mg1