Qeexid
"Meel hoos u qodan; god."
Qeexid Kale
God daawo ku jirto oo ariga ama lo'da lagu dhayo.
Qeexid Xigta
God deb lagu shido oo hilib lagu dubo.
"Meel hoos u qodan; god."
God daawo ku jirto oo ariga ama lo'da lagu dhayo.
God deb lagu shido oo hilib lagu dubo.
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Roobka ugu horreeya ee xilliga guga ama dayrta kulaylka ka dhasha.
m.dh
Wadaag:
U h.: wax samayntooda isku deyid.
f.mg3
-baday, -batay
Wadaag:
(-gfo, m.l) Iin luguhu la qalloocdaan oo ay isku soo jeestaan.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Nafley hortooda taagnaansho.
(f.mg) Ka h.: cid wax u diidid.
f.g
-gay, -gtay
Wadaag:
Xoolo jilaal soo maray naq-horaad ku qaboobid.
f.mg2
-ooyay, -ooysay
Wadaag:
Xarigga awrta la rarto luqunta iyo madaxa lagaga xiro oo lagu wado.
Maamul sare ee hay'ad dowladeed u qaabilsan arrimo gaar ah.
Qof howl wadeen ah.
m.l
Wadaag:
Erey yaabka iyo baqdinta iyo xanuunku ay dadka ka soo saaraan; hoyey!, caku!, hah!.
e.d
Wadaag: