[-ooyay, -ooysay]
hogago oyay
hogago oysay
"Xoolo jilaal soo maray naq-horaad ku qaboobid."
Wadaag:
eeg hogagoo.
m.f.dh
ld hogasho.
m.l
ld hogad.
Meel hoos u qodan; god.
God deb lagu shido oo hilib lagu dubo.
God daawo ku jirto oo ariga ama lo'da lagu dhayo.
ld hagoogasho.
Wax hagoog leh ahaansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Tusaale cid arrin laga siiyo.
Sawir iyo wax u eg oo wax lagu muujiyo.
Cid wax tusaalayn.
f.g1
-say, -stay
eeg hogatus2.
ld hogotusaalee.
f.g2
-leeyay, -leysay
m.dh