Qeexid

"Tusaale cid arrin laga siiyo."

Qeexid Xigta

Sawir iyo wax u eg oo wax lagu muujiyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hogatus oo kali ah:
  • Kuwaas oo ka hadlayay mawduucyo ay ka mid yihiin qiimaha Afku quruumaha ugu fadhiyo, nabadgelyada, jacaylka iyo nolosha qaybaheeda kale, gaar ahaan hawaale warranka iyo hogatuska guud.
  • Waxana uu waano iyo hogatusaalaynba u jeediyey shaqaalaha dowladda hoose iyo dadweynaha reer Burco.