"Tusaale cid arrin laga siiyo."
Sawir iyo wax u eg oo wax lagu muujiyo.
Wadaag:
Cid wax tusaalayn.
f.g1
-say, -stay
eeg hogatus2.
m.f.dh
ld hogotusaalee.
f.g2
-leeyay, -leysay
m.dh
ld hogasho.
m.l
ld hogad.
Xoolo jilaal soo maray naq-horaad ku qaboobid.
f.mg2
-ooyay, -ooysay
Meel hoos u qodan; god.
God deb lagu shido oo hilib lagu dubo.
God daawo ku jirto oo ariga ama lo'da lagu dhayo.
eeg hogagoo.