Qeexid
"Wax hog lagu bisleeyey ahaansho."
[-naa, -nayd]
hogeysan aa
hogeysan ayd
f.mg4"Wax hog lagu bisleeyey ahaansho."
Wadaag:
Ri' wax orgi u baahan ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la oggoladay ahaansho (farriin, arrin iwm).
Wax ergo loo dhiibto ahaansho (farriin, arrin iwm).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la hiileeyay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax tumid lagu jilciyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Cid hurdo hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax miige lagu mudmuday ahaansho (dhul-beereed).
Qof la miigeeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Cunto wax suugo loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Cid hiillo u baahnayd oo garab la siin waayey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la haanseeyay ahaansho
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: