Qeexid
"Wax hog ku bislaysasho."
[-stay, -satay]
hogeys tay
hogeys atay
f.g3"Wax hog ku bislaysasho."
Wadaag:
Wax hog lagu bisleeyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax meel ku sugan meel kale dhigasho.
Cid wax gaarsiin.
Cid waxtarid.
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
Meel hoos u qodan; god.
God deb lagu shido oo hilib lagu dubo.
God daawo ku jirto oo ariga ama lo'da lagu dhayo.
m.l
Wadaag:
Dhar la dhaqay baaf iwm gudihiisa ku garaacasho ama ku xafuujisasho.
Haad turub oo fas badan laga hayo degasho (ciyaar turub) ld jukeyso.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Neef irmaan sacab ku maalid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Hawo ka gelid; niyaysasho; isu qaadid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Shabaag milgo ka dhigasho.
Ceel miileysasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Laba tiro ama ka badan iskudarid.
Dhibaato is badid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag: