Qeexid

"Awr hoggaan ku wadid."

Qeexid Kale

Wafdi, hay'ad iwm madax u noqosho.

Qeexid Xigta

Dad hor kicid ama meel tusid.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hoggaami oo kali ah:
  • Afarta kooxood ee tartanka hoggaaminaya lana filayo inay u soo baxaan wareega labaad oo ay laba ka mid ah wataan tabobarayaashii hore ee qaranka Brazil waxay kala yihiin.
  • Axmed iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo markii ay soo afjareen khilaafkaasi uu ka soo ambabaxay dalka Yeman waxaana la filayaa inuu ku soo laabto dalka Jabuuti.