Qeexid Xigta
ld hoggaansanaansho.
ld hoggaansanaansho.
Wadaag:
Wax xeer, arrin iwm oggol ahaansho (qof).
Wax hoggaan lagu wado ahaansho (awr).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Wax arrin, xeer iwm oggol noqosho (qof).
f.mg1
Wadaag:
Xarigga awrta la rarto luqunta iyo madaxa lagaga xiro oo lagu wado.
Maamul sare ee hay'ad dowladeed u qaabilsan arrimo gaar ah.
Qof howl wadeen ah.
m.l
Wadaag:
eeg dansan. ld dansanaan sho, densanaan, densanaan -sho.
m.f.dh
Wadaag: