Qeexid
"(-ooyin, m.l) Roobka ugu horreeya ee xilliga guga ama dayrta kulaylka ka dhasha."
"(-ooyin, m.l) Roobka ugu horreeya ee xilliga guga ama dayrta kulaylka ka dhasha."
Wadaag:
(-gfo, m.l) Iin luguhu la qalloocdaan oo ay isku soo jeestaan.
m.dh
Wadaag:
Meel hoos u qodan; god.
God deb lagu shido oo hilib lagu dubo.
God daawo ku jirto oo ariga ama lo'da lagu dhayo.
m.l
Wadaag:
Wax isku laabid.
Arrin go'aan ka gaarid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
U h.: wax samayntooda isku deyid.
f.mg3
-baday, -batay
Wadaag:
Meel roob ka da'ay u guurid; roobraac. ld hogocraac.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Neef si xoog leh dhuunta dadka u soo marta oo qaarka sare dhaqaajisa. ld higgo1, hungo (2).
m.dh
Wadaag: