Qeexid
"Meel roob ka da'ay u guurid; roobraac. ld hogocraac."
[-cay, -cday]
hogolraac ay
hogolraac day
f.mg1"Meel roob ka da'ay u guurid; roobraac. ld hogocraac."
Wadaag:
(-gfo, m.l) Iin luguhu la qalloocdaan oo ay isku soo jeestaan.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Roobka ugu horreeya ee xilliga guga ama dayrta kulaylka ka dhasha.
m.dh
Wadaag:
Wax isku laabid.
Arrin go'aan ka gaarid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Arrin xaqiiqdeeda wax ka sheegid. ld hogatusaalee.
f.g2
-eeyay, -eysay
Wadaag: