Qeexid
"Arrin xaqiiqdeeda wax ka sheegid. ld hogatusaalee."
[-eeyay, -eysay]
hogotusaale eyay
hogotusaale ysay
f.g2"Arrin xaqiiqdeeda wax ka sheegid. ld hogatusaalee."
Wadaag:
Cid talo u jeedin.
Cid wax uga digid.
f.mg2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Hooyaale ku luuqayn. ld hoobaalee.
f.mg2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
(-gfo, m.l) Iin luguhu la qalloocdaan oo ay isku soo jeestaan.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Roobka ugu horreeya ee xilliga guga ama dayrta kulaylka ka dhasha.
m.dh
Wadaag:
Wax isku laabid.
Arrin go'aan ka gaarid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Meel roob ka da'ay u guurid; roobraac. ld hogocraac.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag: