Qeexid

"(-yo, m.dh) Kulayl; dab; olol; holoc."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga holac oo kali ah:
  • Dagalka ayaa 2:00 Duhurnimo ee xiliga Muqdisho iskiis u istaagey iyadoo la maqlayey rasaas teel teel ah lana arkayey holac iyo uuro ka baxaya dab qabsaday goob bakhaar aheyd ee ay ku keydsanees kiimikada laga sameeyo joodariyaasha.
  • Sida ay sheegeen dad goob-joog ahaa, dabaabadaasi waxa qabsaday qiiq iyo holac, kadib markii ay cuskadeen dhawr gantaal, taas oo keentay in gebi ahaanba ay burburto dabaabadaasi.