Qeexid
"(-yo, m.dh) Kulayl; dab; olol; holoc."
"(-yo, m.dh) Kulayl; dab; olol; holoc."
Wadaag:
(daaw.) Xaalad cudur oo ka timaadda falgal jirku kaga hortagayo dhibaato dibedda uga timid, waxay xaaladdaasu noqon kartaa: mid muddo gaaban ama mid muddo dheer. H.a muddada gaaban waa falgal difaac oo deg deg ah oo ay soohyadu kaga hortagaan dhibaato ka timaadda: jermi nool, walax kiimikaad ama fiisikaado. Astamaha: xanuun, kul, casaan, barar iyo hawl gab. Xididdada dhiiga ee goobta waxaasi ka dhacayaan way dabcayaan oo ballaaranayaan sidaas darteed socodka dhiigga waa ku badanyahay goobtaas. Unugyada cad-cad galaan soohyada waxayna bilaawaan in heeraaryeeyaan baktiiriyada iyo waxyaabaha dibedda ka yimid soohyada waxay cunaan wixii dhintay oo way nadiifinayaan marar waxa sameysma malax waxaana bilowda biskood.
m.l
Wadaag:
(-cyo, m.dh) H. ah: xoolo ama dad isdabajooga oo qoodeynaya, oo mid iyaga ka mid ahi u horreeyo oo horsocdo, inta kalena dabasocoto, si aan waddada looga habaabin.
ld horkicid.
m.l
Wadaag:
(-bno ..., m.l) (daaw.) Halamacoodka xubno kalagoyska mid ama ka badan astaamihiisu: barar, kuleyl, xanuun iyo dhaqaaq la'aan.
m.l
Wadaag:
(-cyo .., m.dh) (daaw.) Halaamacoodka mid ama ka badan ee dulalka agagaarka sanka ku yaal oo hawadu ku jirto.
m.l
Wadaag:
H. ah: dhalaal badan oo ka soo baxa wax aad u iftiimaya; dhaldhalaal.
m.l.kh
Wadaag:
Wax holan lagu dubay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(daaw.) Halaamacood laftaafweynta ee ka muuqata dhegta dabadeedaoo saameeya gododka laftaas (air space)laxiriiriya godka dhegta dhexe.
m.l
Wadaag:
(-cyo, m.dh) (daaw.)Halaamacoodka xididdada dhiigga ku cesha(aroore), sida badan waxaa lagu arkaa lugahawuxuuna ku dhacaa aroore ballaartay oolaalaaban (varicose veins). Arooruhu xanuunbadan ayuu yeelanaya waana adkaanayamaqaarka korkiisa ahna waa kululaanayaawaana casaanayaa. Xinjir xirikareysaxididdada ayaa inta badan sameysmata.
m.l
Wadaag:
U h.: wax samayntooda damcid.
f.mg3
-laday, -latay
Wadaag:
Dabayl kulul; hongorre.
Gaajo iwm.
Carro, dambas iwm.oo kulul. ld holan.
m.l
Wadaag:
(-cayaal, m.l/dh) Waxyaabo si sahlan dabka u qabsan og, sida aalkolada, baansiinka iwm.
m.l
Wadaag: