Qeexid
"ld holmiso."
[-saday, -satay]
holans aday
holans atay
f.g3"ld holmiso."
Wadaag:
Wax holan lagu dubay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Madaxa iyo gacmaha hoos u laallaadsasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
(daaw.) Xaalad cudur oo ka timaadda falgal jirku kaga hortagayo dhibaato dibedda uga timid, waxay xaaladdaasu noqon kartaa: mid muddo gaaban ama mid muddo dheer. H.a muddada gaaban waa falgal difaac oo deg deg ah oo ay soohyadu kaga hortagaan dhibaato ka timaadda: jermi nool, walax kiimikaad ama fiisikaado. Astamaha: xanuun, kul, casaan, barar iyo hawl gab. Xididdada dhiiga ee goobta waxaasi ka dhacayaan way dabcayaan oo ballaaranayaan sidaas darteed socodka dhiigga waa ku badanyahay goobtaas. Unugyada cad-cad galaan soohyada waxayna bilaawaan in heeraaryeeyaan baktiiriyada iyo waxyaabaha dibedda ka yimid soohyada waxay cunaan wixii dhintay oo way nadiifinayaan marar waxa sameysma malax waxaana bilowda biskood.
m.l
Wadaag:
Wax holan ku dubasho. ld holanso.
f.g3
-istay, -isatay
Wadaag:
Wax la xoqay noqosho.
Timo ama dhogor wax la xiiray noqosho.
Wax dubka laga qaaday noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Wax la xoqay ahaansho.
Timo ama dhogor la xiiray ahaansho.
Wax dubka laga qaaday ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Hurdo ama caajis awgiis af la kala qaadid.
Naftii baa ka h. satay: wuu dhintay.
ld hamaan2.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
(-cyo .., m.dh) (daaw.) Halaamacoodka mid ama ka badan ee dulalka agagaarka sanka ku yaal oo hawadu ku jirto.
m.l
Wadaag:
(-cyo .., m.dh) (daaw.) Halaamacoodka kaadihaysta, inta badan waxa keena baktiiriyada “escherichia coli”. Astaamo: kaadirabid badan, kaadi gubid iwm.
m.l
Wadaag:
(-cyo ..., m.dh) (daaw.) Halaamacoodka kiish yar oo ka sameysma hunguriga iyo xiidmaha. Marka ay xiidmaha ka sameysmanto waxay keentaa; xanuun uurkujirtada hoose, shuban ama calool joogsi.
m.l
Wadaag:
(-cyo .., m.dh) (daaw.) Jirrada ama h. q. oo astaanta ugu horreysa ay tahay uur xanuun dhinaca midig ee hoose. Waxaa weheliya, sida badan, matag iyo qandho.
m.l
Wadaag:
(-cyo .., m.dh) (daaw.) Halaamacood hunguriga cad oo neeftu marto sida badan ka yimaada infekshin marka hore ku dhaca cunaha iyo sanka, oo ay keeneen fiirus ama baktiiriya. Cudurku wuxuu keena xanfaf laabta hoose, qufac xanuun leh, waxaa aalaaba weheliya dhuun neef-holac (bronchites).
m.l
Wadaag:
(-cyo .., m.dh) (daaw.) Halaamacoodka kaadi mareenka cadkiisa hore, waxaana sida badan keena jabti (specific urethritis), ama infekshin ka yimaada cudurrada galmada (nonspecific urethritis).
m.l
Wadaag: