Qeexid

"Ololka uu bixiyo dabka marka uu huro. ld holac1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga holoc oo kali ah:
  • Dagaalkii labaad ee adduunka taliskii Naasiga ee Jarmalku wuxuu geeyay xeryihii Xasuuqa ee Holocaust ilaa milyan badhkii oo qoomiyadaas ah.
  • In ay nabadan holoc galin, hanjabaada goor nool.