Qeexid
"Sangoror."
"Sangoror."
Wadaag:
(-ngay, -nogtay; -ngi) Sanka dhiig ka sii deyn. ld hunug.
f.mg1
Wadaag:
honono'1 m.l Ka soo hormaridda neef ooman ama dhalay uu ka soo hormaro xooluhuu la socday.
Wadaag:
honono'2 m.dh Marka geelu xilligii uu dhali lahaa muddo yar ka hor dhalo; horaadis.
Wadaag:
honono'3 f.mg3 (-o'ay, -o'day) Neef dhalay ama ooman xooluhuu la socday ka soo hormarid.
Wadaag:
honono'2 m.dh Marka geelu xilligii uu dhali lahaa muddo yar ka hor dhalo; horaadis.
Wadaag:
honono'3 f.mg3 (-o'ay, -o'day) Neef dhalay ama ooman xooluhuu la socday ka soo hormarid.
Wadaag: