Qeexid

"Miro aad u bislaaday."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hoobaan oo kali ah:
  • Sababta oo ah wixii urur sharci ah ee ay ku bahoobaan ardeyda jaamacadda waxaa lagaga dhawaaqaa maamulkii jaamacadda iyo ardeyda hortooda.
  • Rasuulka (scw), Abuubakar iyo Cumar markii ay cuneen raashinkii ayna dhargeen, ayaa wuxuu Nebiga (scw) yidhi: "laxoox, hilib, timir, yacyacood iyo hoobaan!