Qeexid
"Ka h.: wax meel ka soo daadin."
Qeexid Xigta
Nafley layn.
[-iyay, -isay]
hoob yay
hoob say
f.g2"Ka h.: wax meel ka soo daadin."
Nafley layn.
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Qori boobe culus ah, lugo lagu istaajiyo leh oo xabbado badani ka dhacaan.
m.l
Wadaag:
Meel taag ah ka daaddegid.
Nafley le'asho.
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
Weel buuxdhaafay si uusan u daadan in ka cabid.
Wax meel ka daadasho.
Miro xaabsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(riw.) Qof heesaa ah ama jila riwaayadaha.
Qof dheela ciyaaraha.
Shaydaanka ugu weyn cayaaraha la tunto. ld hobol.
m.l
Wadaag:
Weel buux-dhaafay si uusan u daadan wax qof ka cabsiin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
(-nan, m.l) Aalad ku rakiban gaadiidka (baabuurta, tareenka, iwm) oo la dhawaajiyo markii wax loo digayo.
m.l
Wadaag:
Nooc geela ka mid ah, caano badan, adkaysi yar, dhogor yar, bar gaaban.
m.l
Wadaag:
Cid wax loo soo taagay ama la siiyey qaadasho.
H.!: qabo!, qaado!
f.g1
Wadaag:
Wax xoqid.
Timo, dhogor iwm hoobin.
Wax dub ka qaadid.
f.g1
-olay, -oshay
Wadaag:
War h.!: erey qof lala hadlayo dareenkiisa lagu soo jeediyo; waryaa!
Naa h.!: marka qof haween ah lala hadlayo ayaa la adeegsadaa naayaa.
Hooyaay!: marka dad badan lala hadlayo ayaa la adeegsadaa waryaadahee.
u.j
Wadaag:
Xoolo, dad iwm habeen meel bariisiin.
Xoolo, dad iwm hoy gelin.
Hanti aan deyn ahayn oo cid u baahan siin. ld hoy2, hoyi.
f.g2
-ooyay, -oysay
Wadaag:
Halqabsi lagu billaabo ama loo adeegsado huwaaleyda oo ah heesta carruurta lagu hurdisiiyo.
m.l
Wadaag: