Qeexid
"Weel buux-dhaafay si uusan u daadan wax qof ka cabsiin."
[-iiyay, -iisay]
hoobsi iyay
hoobsi isay
f.g2"Weel buux-dhaafay si uusan u daadan wax qof ka cabsiin."
Wadaag:
Weel buuxdhaafay si uusan u daadan in ka cabid.
Wax meel ka daadasho.
Miro xaabsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Hawl si degdeg leh u qabasho.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Ka h.: wax meel ka soo daadin.
Nafley layn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Meel taag ah ka daaddegid.
Nafley le'asho.
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
/mg2 Ka h.: wax, wax kale ka hoos marin.
f.g
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Cid kalgacayl dartii isku duubid.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
(riw.) Qof heesaa ah ama jila riwaayadaha.
Qof dheela ciyaaraha.
Shaydaanka ugu weyn cayaaraha la tunto. ld hobol.
m.l
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Qori boobe culus ah, lugo lagu istaajiyo leh oo xabbado badani ka dhacaan.
m.l
Wadaag: