Qeexid
"Weel buuxdhaafay si uusan u daadan in ka cabid."
Qeexid Kale
Miro xaabsasho.
Qeexid Xigta
Wax meel ka daadasho.
[-saday, -satay]
hoobs aday
hoobs atay
f.g3"Weel buuxdhaafay si uusan u daadan in ka cabid."
Miro xaabsasho.
Wax meel ka daadasho.
Wadaag:
Weel buux-dhaafay si uusan u daadan wax qof ka cabsiin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Meel taag ah ka daaddegid.
Nafley le'asho.
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
Dhis yar oo la harsado.
Meel dhisan oo hawl lagu qabto; garaash.
m.dh
Wadaag:
Ka h.: wax meel ka soo daadin.
Nafley layn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dad ama xoolo meel tuurasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
(riw.) Qof heesaa ah ama jila riwaayadaha.
Qof dheela ciyaaraha.
Shaydaanka ugu weyn cayaaraha la tunto. ld hobol.
m.l
Wadaag:
Weel, gacan iwm in wax lagu shubo u dhigasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Qori boobe culus ah, lugo lagu istaajiyo leh oo xabbado badani ka dhacaan.
m.l
Wadaag:
Halqabsi lagu billaabo ama loo adeegsado huwaaleyda oo ah heesta carruurta lagu hurdisiiyo.
m.l
Wadaag: