Qeexid
"Qof danihiisa ka jeedin."
[-deeyay, -deysay]
hoodadde eeyay
hoodadde eysay
f.g2"Qof danihiisa ka jeedin."
Wadaag:
Qof danihiisa ku jeedin.
Qof si qarsoodi ah ugu hiilin.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
H. ah: qof karti badan; diric; rag.
H. ah: qof nasiib badan.
(e.d) H.!: waa tahay!. ld hooddaar.
m.l
Wadaag:
(f.g) Badeeco si nadaamsan u rasayn.
(f.mg) Dhul waddo ka bannayn.
(f.mg) Cid dhabbe qoodayn ama marmarid.
f.g
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Erey la yiraahdo kolka la doonayo in la galo guri cid kale leedahay, yacnii “ma soo geli karaa!”. ld hoodi.
e.d
Wadaag:
Wax caddaan ka dhigid.
Arrin la qarinayey soo bandhigid.
Shaah caano ku darid. 4. Neegatiif kiimiko ku meyrid si muuqaal uu xambaarsanaa warqad loogu soo saaro.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag: