Qeexid
"Erey la yiraahdo kolka la doonayo in la galo guri cid kale leedahay, yacnii “ma soo geli karaa!”. ld hoodi."
"Erey la yiraahdo kolka la doonayo in la galo guri cid kale leedahay, yacnii “ma soo geli karaa!”. ld hoodi."
Wadaag:
H. ah: qof karti badan; diric; rag.
H. ah: qof nasiib badan.
(e.d) H.!: waa tahay!. ld hooddaar.
m.l
Wadaag:
Wax xoqid.
Timo, dhogor iwm hoobin.
Wax dub ka qaadid.
f.g1
-olay, -oshay
Wadaag:
Cid wax loo soo taagay ama la siiyey qaadasho.
H.!: qabo!, qaado!
f.g1
Wadaag:
Xoolo, dad iwm habeen meel bariisiin.
Xoolo, dad iwm hoy gelin.
Hanti aan deyn ahayn oo cid u baahan siin. ld hoy2, hoyi.
f.g2
-ooyay, -oysay
Wadaag:
Qof danihiisa ku jeedin.
Qof si qarsoodi ah ugu hiilin.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
(-nan, m.l) Aalad ku rakiban gaadiidka (baabuurta, tareenka, iwm) oo la dhawaajiyo markii wax loo digayo.
m.l
Wadaag:
Nooc geela ka mid ah, caano badan, adkaysi yar, dhogor yar, bar gaaban.
m.l
Wadaag:
War h.!: erey qof lala hadlayo dareenkiisa lagu soo jeediyo; waryaa!
Naa h.!: marka qof haween ah lala hadlayo ayaa la adeegsadaa naayaa.
Hooyaay!: marka dad badan lala hadlayo ayaa la adeegsadaa waryaadahee.
u.j
Wadaag:
Qof danihiisa ka jeedin.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
Waran oo lagu dagaallamo; eebo.
Neef dhashiisa ma ahee dhasha kale nuugto.
m.dh
Wadaag:
Xoolo intooda tabarta daran ee aan sabadka dhaafin.
Dad cayr ah oo aan tabar lahayn.
m.dh.u
Wadaag: