Qeexid

"Dhacdo leh dhibaato lagu hoobto; ba'; belo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hoog oo kali ah:
  • Sheekh Shariif iyo wafti uu hoogaminayo kuwaas oo ka kooban Shariif Xasan, Ibi, Wasiirka Gadiidka iyo Wasiirka Qorsheynta ayaa ku fool leh wadanka Mareykanka.
  • E-In dowladu maamul tayo leh oo sharciga Dowlada Puntland u hoogaasan, haystana kalsoonida shacabka Gobolka Mudug loo sameeyo.