Qeexid
"Dhacdo leh dhibaato lagu hoobto; ba'; belo."
"Dhacdo leh dhibaato lagu hoobto; ba'; belo."
Wadaag:
Dhacdo dhibaato lagu hoobto leh la kulmid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Maro qaarka sare ee dadka oo aan indhuhu ku jirin lagu daboolo.
Sida marada hagoogta ah loo xirto.
Gambada haweenku madaxa saartaan. 4. Koofiyadda inteeda wejiga hareysa.
m.dh
Wadaag:
Cid wax loo soo taagay ama la siiyey qaadasho.
H.!: qabo!, qaado!
f.g1
Wadaag:
War h.!: erey qof lala hadlayo dareenkiisa lagu soo jeediyo; waryaa!
Naa h.!: marka qof haween ah lala hadlayo ayaa la adeegsadaa naayaa.
Hooyaay!: marka dad badan lala hadlayo ayaa la adeegsadaa waryaadahee.
u.j
Wadaag:
Xoolo, dad iwm habeen meel bariisiin.
Xoolo, dad iwm hoy gelin.
Hanti aan deyn ahayn oo cid u baahan siin. ld hoy2, hoyi.
f.g2
-ooyay, -oysay
Wadaag:
Nooc geela ka mid ah, caano badan, adkaysi yar, dhogor yar, bar gaaban.
m.l
Wadaag:
(-nan, m.l) Aalad ku rakiban gaadiidka (baabuurta, tareenka, iwm) oo la dhawaajiyo markii wax loo digayo.
m.l
Wadaag:
Wax xoqid.
Timo, dhogor iwm hoobin.
Wax dub ka qaadid.
f.g1
-olay, -oshay
Wadaag:
Madaxa iyo gacmaha hoos u laallaadin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Meel taag ah ka daaddegid.
Nafley le'asho.
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
Madaxa iyo gacmaha hoos u laallaadsasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag: