Qeexid
"Madaxa iyo gacmaha hoos u laallaadsasho."
[-saday, -satay]
hoogaans aday
hoogaans atay
f.mg3"Madaxa iyo gacmaha hoos u laallaadsasho."
Wadaag:
Madaxa iyo gacmaha hoos u laallaadin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Hurdo ama caajis awgiis af la kala qaadid.
Naftii baa ka h. satay: wuu dhintay.
ld hamaan2.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Dhacdo dhibaato lagu hoobto leh la kulmid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Dhis yar oo la harsado.
Meel dhisan oo hawl lagu qabto; garaash.
m.dh
Wadaag:
Awr la rarayo si gaadaan ah u xirasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Weel, gacan iwm in wax lagu shubo u dhigasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Suugaanta qayb ka mid ah oo ka kooban waxyaabo badan oo la tirsho sida, gabayga, masafada, heesta iwm.
m.dh
Wadaag:
Weel buuxdhaafay si uusan u daadan in ka cabid.
Wax meel ka daadasho.
Miro xaabsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag: