Qeexid

"Cid hoog ku ridid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hooji oo kali ah:
  • Anna waxaan wacad ku maray inaanan hoojin doonin, hagar daamayn doonin, hantaaqana u gaysan doonin.
  • Cumar wuxuu isugu yeedhay dadkii iyo amiirkooda, wuxuuna Alle ka baryay in aanu hoojin malihii wanaagsanaa ee uu u hayey Saciid, maxaa yeelay si aan xad lahayn ayuu ugu kalsoonaa Saciid.