Qeexid

"Wax xoqid."

Qeexid Kale

Wax dub ka qaadid.

Qeexid Xigta

Timo, dhogor iwm hoobin.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hool oo kali ah:
  • Kapchits: Ina Cali Qablax oo indhoole ahaa markii uu taabtay dundumo ayaa wuxuu yidhi: ‘Hal waa yaab, halna waa yaabka yaabkii, halna waa ammankaag.
  • Wuxuu Sheekh Halaage u soo jeestay kaamiradii oo sidii inuu ka xishoonayo kaamirada ayuu dhoolla-caddeys ku jiiday.