Qeexid
"Wax la xoqay ahaansho."
Qeexid Kale
Wax dubka laga qaaday ahaansho.
Qeexid Xigta
Timo ama dhogor la xiiray ahaansho.
[-lnaa, -lnayd]
hoolan2 naa
hoolan2 nayd
f.mg4"Wax la xoqay ahaansho."
Wax dubka laga qaaday ahaansho.
Timo ama dhogor la xiiray ahaansho.
Wadaag:
Wax la xoqay noqosho.
Timo ama dhogor wax la xiiray noqosho.
Wax dubka laga qaaday noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Xarig wax la qoolay ahaansho.
U q.: qof, wax dhacay ama dhici doona dhibaatada ka timaada ka masuul ah ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Wax xoqid.
Timo, dhogor iwm hoobin.
Wax dub ka qaadid.
f.g1
-olay, -oshay
Wadaag:
Wax la galoolay ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Wax la daboolay ahaansho (weel iwm.)
Wax muuqaalkooda wax kale qariyey ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Harag ama saan gaashiye banbannaan u yeelid iyadoo timaha ama dhogorta laga rifayo.
f.g1
-oolay, -ooshay
Wadaag:
Dallaallimo awrka guradiisa carruurta iyo waxaraha loogu sameeyo.
m.dh
Wadaag:
Wax la shirqoolay ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Gaashiyo banbannaan oo timihii ama dhogortii ka rifmeen oo ku yaal maqaar.
m.l
Wadaag: