Qeexid

"Timo badan oo shuruf leh."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hoolif oo kali ah:
  • Caruurtii ugu horeysay ee dugsigiisa ka qalin-jebisay waxaa kamid ah jeneraal Cabdullaahi Hoolif.
  • Caruurtii ugu horeysay ee dugsigiisa ka qalin-jebisay waxaa kamid ah jeneraal Cabdullaahi Hoolif.