Qeexid

"Xoolo intooda tabarta daran ee aan sabadka dhaafin."

Qeexid Xigta

Dad cayr ah oo aan tabar lahayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective